Shaqaalaha Muruq Maalka ah ee Dekedda Magaaladda Berbera oo Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Codsi u diray DAAWO

Berbera 09. May 2017 (SDN/QJ):- Qaybo Ka mid ah Shaqaalaha Muruq Maalka ah ee Ka Hawlgala Dekeda Magaaladda Berbera ee ay Maamusho Shirkada DPW ayaa Codsigan u diray Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo.

https://www.youtube.com/watch?v=Z9bCp2g7HN0