|

Sheekada Malxiisadii Gabadha ahayd ee Isu Bedeshay Ninka & Xaqiiqada Qisadani Siday u Dhacday oo uu Ka Waramayo Ninkii Gabadha Aroosada ah Guursaday Iyo Sida ay Wax u Dhaceen DAAWO

Hargaysa 28. February 2017 (SDN/QJ):- Waa Qiso Ugub ku ah Degelada Bulshada Somalidu degto in Qof loo haysto Dumar la soo raaciyo Gabadh Caruusad ah Si ay ugu Noqoto Malxiisad ayaamaha Hore ee Nolosha Cusub ee Reernimo.

Cabdiraxmaan Ismaaciil Cumar Waa Ninka dhibaatadani Ku dhacday Maanta ayuu Sharaxaad ka Bixiyey Sida Qisadani Ku Dhacday Iyo Halka ay Marayso haatan.

Comments are closed