|

Sheekh Dirrir oo ka Hadlay Bandhiga Fashion-ka Dharka ee Hargaysa Lagu Qabtay DAAWO

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Sheikh Maxamed Sheekh Cumar Dirrir oo ah Caalim dhinaca diinta aad u yaqaan ayaa ka hadlay Sida ay diinta Islaamku u aragto Bandhigyada Lagu Xayaysiiyo Lebisyada dharka.

Hadalka Sheekha ayaa ka danbeeyay Kadib Markii Dhawaan Caasimada Hargaysa lagu qabtay Bandhig Lebiseed ay ka qayb qaadanayeen Dhallinyaro Wiilal iyo Gabadho isugu Jira.

Comments are closed