|

Siyaasiga Qunyar Socodka ah ee C.laahi Dareewal oo Ka Hadlay Xiligii Noloshiisa ay ugu Darnayd & Xil uu u Magacaabay Madaxweynihii Geeriyooday ee Somaliland Marxuun Cigaal

Hargaysa 31. March 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi C/laahi Dirawal oo ka mid ah Siyaasiyiinta Ruug cadaaga ah ee reer Somaliland Waxa uu Xilal Wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadihii ay Hogaaminayeen Madaxweynayaashii hore ee Somaliland Sida C.raxmaan Axmed Cali Tuur,Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal & Daahir Rayaale Kaahin.

 

 

C/laahi Dirawal ayaa sidan ka sheegay qaybta labaad ee Barnaamijka xusuus reeb oo lagu waraystey.

Comments are closed