Hargaysa 09. May 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Amuuraha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Sheegay in Shirka ka furmaya Magaaladda London Maalinta Khamiista ee soo Socota ee ay ka qayb galayaan Maamul Goboleedyada iyo Xukuumadda Federaalka Somalia uu gaar u yahay isla Markaana Dawlada Somaliland aanay ka qayb galayn.
Wasiirku Waxa uu Xusay in Dhaqaalaha Loogu Yabooho Somalia ay Somaliland qaybteeda ka doonayso.
https://www.youtube.com/watch?v=2IBEW6_EAdI
