|

Soomaalida Maraykanka oo Wadnaha farta ku haysa iyo Sharciga cusub ee dalkaas oo loo Sharaxay DAAWO

Washington 31. January 2017 (SDN/QJ):- Soomaalida ku nool gudaha dalka Maraykanka ayaa waxaa si wanaagsan loogu sharaxay sharciga cusub ee uu soo dajiyay Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Donald Trump kaas oo dad badan ku beeray cabsi hor leh .

Sharcigaan cusub oo khuseeya 7 dal oo Soomaaliya ku jirto ayaa waxa uu noqonayaa mid dhibaato weyn u soo jiida qooysaska Soomaaliyeed ee ku nool gudaha dalka Maraykanka gaar ahaan kuwa haysta sharciyada Qaxootiga .

Comments are closed