Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha guurtida Somaliland ayaa Sheegay inuu ahaa Shakhsigii Lahaa Mawqifka ay Somaliland qaadatay ee ay ku Taageertay Xulufada Sucuudigu hogaamiyo ee Go’doomiyey Dalka Qadar.
https://www.youtube.com/watch?v=3WXPWEI9u3w
