Laascaanood 23. December 2017(SDN/Q):-Qaar ka Mid ah Suxufiyiinta Gobolka Sool ayaa ka Hadlay Mid ka mid ah Weriyeyaasha ka hawlgala Gobolka Saaxil Gaar ahaan Magaaladda Berbera oo Mudooyinkii u danbeeyay Xidhnaa iyadoo Xadhigiisa la sheegay inuu ka danbeeyay Maayarka Magaaladda Berbera.
https://www.youtube.com/watch?v=5idVk4I2wFU
