KHAYRKA ALLE U DOONTA SHARKANA ISAGA KA MAGAN GALA DADNA HA KU LUG GO’INA
Waxaa la moodaa in markii dadku culumo iyo caamaba ay ka hadlayaan arrimaha adduunka ay u hadlaan sidii ay iyagu amarka tasarufka adduunka wax ku lee yihiin. Qof ama koox ama qabiil ama dawlad ayaa dejinaysa qorsheeda wax qabadka aanay Alle la kaashanayn. Waxaan uga jeedaa aanay Alle la kaashanayn waxay qorshaha meel marintiisa ka…
