Dood Kulul Oo Ku Saabsan Xiisadda Ka Taagan Dalka Djibouti Oo Dhex Martay Mucaaridka iyo Xukuumadda {DHAGEYSO}

    Djibouti ,25Dec,2015(QJ/SDN)-Dalka Djibouti waxaa toddobaadkan ka taagnaa xiisado kala duwan, kadib markii laamaha ammaanka ee dalka Djibouti ay hawlgallo ka fuliyeen goob loo asteeyay in lagu qabto Xus ay lahaayeen mid ka mida beelaha ku dhaqan dalka Djibouti. Mucaaradka dalka Djibouti ayaa ku eedeeyey Xukuumadda inay laayeen dad shacab ah, ayna Xukuumaddu dhaawacyo kala duwan…

    Read More

      Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay Qaybtii 1aad Iyo Tii 2aad {DHAGAYSO}

      Hargaysa 09.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Qaybtii Labaad ee Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka. Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo duunyo kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad…

      Read More

        Weligaa Ma Maqashay Dameer Dawladii Somalia u Xidhnaa Mudo 12 Sannadood ah? Waa Darmaan Iyo Dalxiis Iyo Barnaamij ay Qurbejoog Ka Diyaarisay {DHAGAYSO}

        Hargaysa 08.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waa Barnaamij Suugaaneed ay Shabakada Qurbejoog.com ugu Talo Gashay Bah’da Ku Xidhan Meel kasta oo ay ka Joogaan Caalamka. Waa Sheeko Cajiib ah Waa Laba Maxbuus oo dad iyo Xoolo  kala ah Balse Ku wada Jiray Xabsi Ilaaladiisu adag tahay,Sida looga baxaana ay Naadir Tahay, Waa Abwaan Cabdi Aadan Xaad “Cabdi…

        Read More

          Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay ‘’MIDEYNTA UMMADDA MUSLIMIINTA AH’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

          Hargeysa,4Dec,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta ee ku xidhan Warsidaha Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “MIDEYNTA UMMADDA MUSLIMIINTA AH’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Muxaadiradaas Oo Dhameystiran:

          Read More

            Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “DOORKA AQOON-YAHANKA EE DHISIDDA MUSTAQBALKA UMMADDA’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doonna Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil

            Hargeysa,27Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta ee ku xidhan Warsidaha Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay“DOORKA AQOON-YAHANKA EE DHISIDDA MUSTAQBALKA UMMADDA’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Haddaba, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Muxaadiradda Oo Dhammeystiran: QJ/SDN: Hargeysa

            Read More

              Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana Innoo Soo Jeedin Doona Sheekh Mustafe Haaji Ismaaciil

              Hargeysa,20Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb, dhamaan walaalaha Muslimiinta eek u xidhan shabakadda Qurbejoog.Com waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa, Muxaadiradda uu cinwaankeedu yahay “SIDEE UMMADDA LOO HOGGAAMIYAA?’’, Waxaana innoo soo jeedin donna Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun Xafidahullaah. Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE UMMADD LOO HOGGAAMIYAA?’’ QJ/SDN: Hargeysa

              Read More

                Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE DHIBAATADA LOOGA BIXI KARAA?”, Waxaana innoo soo Jeedin doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

                Hargeysa,13Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu Cinwaankeedu yahay ‘’SIDEE DHIBAATADA LOOGA BIXI KARAA?, Waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, xafidahullaah.  Haddaba, Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadiraddaasi Oo Dhameystiran: QJ/SDN: Hargeysa

                Read More

                  Daawo Muxaadiradda Uu Cinwaankeedu Yahay “SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?”, Waxaana innoo soo Jeedin doona Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun.

                  Hargeysa,6Nov,2015(QJ/SDN)-Asc wr wb. dhammaan walaalaha Muslimiinta ah, waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadiradda uu Cinwaankeedu yahay SIDEE AYAYNU ISKU BADDELNAA?, Waxaana innoo soo jeedin doona Fadiilatu Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun, xafidahullaah. Haddaba Halkan Hoose Ka Daawo Muxaadirradaasi Oo Dhammeystiran: Qurbejoog.Com: Hargeysa

                  Read More

                    Kulmiye Sooyaalka Taariikheed ee Khilaafka Xisbiga Kulmiye Iyo Dhaxalka ka Dhasha oo Kala Jebiya Cududii Xisbigaas (BARNAAMIJ GAAR AH DHAGAYSO)

                    Hargaysa 03.Nov 2015 (SDN/QJ):- Inta badan dadku ma xasuustaan wixii soo dhaafay haddii aan la qorin oo aan la diiwaangelin. Dabadeedna aan diiwaanka laga baadhin xaalad kasta oo timaadda. Mar haddii aanuu jirin diiwaan dib loo raaco, waxa yaraata fahamka xaaladaha murugsan ee had iyo jeer inna horyimaadda. Bal aan maanta inyar xasuusta dib u celinno….

                    Read More

                      Qiso dhab ah – Caruur loo iibshay Ipads iyo khatarta ka iman karta‏

                      Ottawa Oct 28,2015(SDN/QJ)-Tiknoolojiyada ay caruurtu isticmaalaan khatarteeda ayay leedahay hadaanay caruurtu si taxadar ku jiro u isticmaalin. Waalidku waa in ay caruurta yaryar ka war hayaan sida ay u isticmaalayaan aaladaha kala duwan ee ay u iibiyaan. Barmaamijkan waxa aan ku falanqayn doonaa khatarta ka iman karta hadaan waalidku ku foojignayn khatarta ka iman karta…

                      Read More

                        “Waa Kaas Hogaamiyahayagu Waa Aragtidii Madaxweyne Siilaanyo ee Warbaahinta Dawlada Xiligii uu Mucaaridka ahaa {DHAGAYSO oo Wax ka DHEH}.

                        Hargaysa 21.Oct 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiyiinta Qaaradan Madow ee Africa Xiliga ay ku Jiraan Ololaha Doorasho Waxaa ka soo Burqada Balanqaadyo Beer laxawsi ah oo ay rabaan inay Shacabka ku hantaan. Waxay ku hadlaan Wax kasta oo ay u arkaan inay ku helayaan Kalsoonida Ummadda. Hasa yeeshee Marka uu Fadhiisto Kursiga uu u Cararayay Waxa uu…

                        Read More

                          KULMIYE “Ma Moodaa inuu Halabsanayo Hillinkii Udub ku Galbaday” Barnaamij Dhinacyo Badan Leh {DHAGAYSO oo Wax Ka Dheh”

                          Hargaysa 18.Oct 2015 (SDN/QJ)- Waxa sii gurmaya maalmihii xilliga sagootiska ku jira. Waxa soo siqaya dharaarihii millayga cusub ee soo dhawayntiisa loo diyaar garoobayo. Amintu waa kala guur wadeeco iyo waxyeelaba wax saarkeeda laga toog hayo. Fooldhabashada xiddigaha, wareega meerayaasha iyo godadka dayaxu u kala gudayaana, qadar Eebbe weeye. 24 sanno oo go,doomin ah Somaliland…

                          Read More

                            Daawo Muslimiinta ku nool Galbeedka iyo ka qaybgalka siyaasada wadamada Galbeedka

                            Ottawa Sep 18,2015(SDN/QJ)-Muslimiinta Yurub ku nool waxa lagu qiyaasaa ilaa 60 milyan oo qof. Musliinta Maraykana degan waxa lagu qiyaasaa boqolkiiba sadex in ay yihiin Jermalkana boqolkiiba waa 4. Sidaas oo ay u badan yihiin hadana kama qaybgalaan nidaamka siyaasada ee wadamada ay degen yihiin ka jira, tusaale ahaan wadanka aan degenahay ee Kanada 46%…

                            Read More

                              “Shalay dhaantaa la Yidhi” Shan Sano ka hor iyo Isbedelada la yaabka leh ee ku Yimid Xisbiga Kulmiye DAAWO

                              Hargaysa 30.Aug 2015 (SDN/QJ)- Mudo Shan sanno ah Waxaa isbedel Mug weyni ku yimid Xisbiga Kulmiye ee ay ka dhalatay Xukuumada uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Saaxiibo Mudo dheer wadaag ku ahaa Siyaasad Mucaaridnimo,una halgamayay Isbedel siyaasi ah inuu dalka ka dhaco ayaa Jabad Cidlo ah ku kala dhaqaaqay,Waxaa booskoodii galay Siyaasiyiintii ka…

                              Read More

                                DAAWO:Tarbiyada caruurta iyo saamaynta tiknoolajiyadda

                                Ottawa Aug 25,2015(SDN/QJ)-Sheekh Saciid Cali Axmed oo aalaba halkan inooga soo jeediya barnaamijyo diini ah ayaa waxa uu manta inoo bilaabayaa barnaamij taxane ah oo ku saabsan tarbiyada Caruurta. “Dhawr iyo labaatankii sano ee ina soo dhaafay marna waxa aan ahaa arday barta culuumta tikoolajiyada marna waa aan ku xoogsanayay. Sidoo kale mudadaas waxa aan…

                                Read More

                                  “Fasirka maxkamaddu ma filayo inuu ka fogaan doono Muddo-kordhinta Guurtida sababtoo ah waxa yaalla qoddobo distoori ah.”Axmed Y. Yaasiin.

                                  Hargeysa:Aug,16,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka Hadlay natiijada laga filan karo Maxkamadda Sare ee Dalka oo Haatan Gacanta ku haysa Codsi madaxweyne Siilaanyo kaga codsaday inay tafsiir ka bixiso muranka ka taagan muddo-kordhinta. Axmed Yuusuf Yaasiin oo la hadlayey shabakadda wararka ee Hadhwanaagnews, ayaa tilmaamay inay u egtahay inaanay maxkamadda sare…

                                  Read More