AAYADAHA QURAANKA IYO NOLOL MAALMEEDKA DADKA IS WAAFAJI

      Suuradda Faatixadu waxay ka kooban tahay 7 aayadood oo uu bisinku ka mid yahay culumaduna way isku raacsan yihiin arrinkaas. Sidaas darteed aayadda ugu horraysa waa bisinka بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ(1) .   وروي عن طرق أهل السنة والجماعة نظير هذا المعنى فعن الدار قطنى عن أبي هريره قال: قال رسول الله صلى الله…

    Read More

      HADAAD ARAKTO SHEEKH MAR WALBA LA XIDHAYO RUN BUU SHEEGAY,HADAAD ARAKTA SHEEKH DADKOO DHAMI RAALI KA YAHAY WALI RUNTII MUU SHEEGIN

      Waan idin salaamayaa dhamaantiin asclwrxwbrktuh Ku socota dawlada  hadalka toosan ee xaqa ah dood iyo muran iyo xadhig waad kala hortimaadaana  maantana sheikh maxamuud geele  ma waxaad ku xidheen waxaad dhamaantiin is wada tiraahdaan uun buu yidhi ee ma wax kale ayuu yidhi. Waligeedba xaqa iyo baadilku waa col dadka runta sheega iyo dadka beenta…

      Read More

        NAXARIISTA

        Magaca cinwaanka maqaalka waxaan ka soo qaatay ereyada الرَّحْمَنِ  iyo  الرَّحِيمِ oo ka mId ah magacyada Alle iskuna asal ah kana soo wada jeeda ereyga الرَّحْمَةَ oo macnaheedu yahay naxariista. Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ  tahay naxariista guud ee gaal iyo muslim, xoolo iyo dhir ay…

        Read More

          XORNIMADA IYO GUNIMADA

          GUMAYSI Ka hor inta aanan ka hadlin gumaysiga waxaan doonayaa in aan wax ka taabto xukumidda. Xukun حكم waa erey afka Carabiga ka soo jeedaa in kasta oo ay ila tahay in uu yahay af Soomaali. Culumada luqadduna waxay isku raacsan yihiin in ereyga laga soo qaatay xakamaha fardaha, sida aad la socotaan markii uu…

          Read More