Murankii Siyaasadeed,iyo Kii Sharci oo dib Uga Curtay Somalilad iyo Xukuumada Siilaanyo oo Cagta Saartay dhabihii ay Ku Dhaliili Jirtay Maamulkii Rayaale,Iyo Balanta Beri ee Wakiilada
Hargaysa 07.Feb 2014 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadh wadeenka ka Yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Isku daygii u horeeyay ku damacsan inay Jagada ka Tuuraan Guddoomiyaha Golaha Wakiilada ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” kadib markii uu Mudooyinkii u danbeeyay u banbaxay Soo bandhigida dhaliilaha iyo…
