“Ciidamadan waa unug ay Dowlada Mareykanku ugu talogashay inay talo iyo tusaale milateri siiyaan Ciidamada DF iyo kuwa AMISOM” Afhayeenka Ciidamada Maraykanka
Nairobi 11.Jan 2014 (SDN)- Dowlada Mareykan ayaa sheegtay in unug ciidamadooda ka tirsan ay ku sugan yihiin Magaalada Muqdisho, kuwaasoo gacan ka siinaya ciidamada DF iyo kuwa AMISOM dagaalada ay kula jiraan Al-shabaab. Afhayeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika ku sugan, Tom Davis ayaa u sheegay warbaahinta Mareykanka qaarkood in ciidamadan ay qayb ka yihiin kuwo…
