Weftigii Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulamo kula Yeeshay Deegaanka Oog Cuqaasha Jiidaas iyo Deegaankii Dirirtu Shalay ka Dhacday oo Nabdoon
Oog 13.Jan 2014 (SDN)- Weftigii xukuumadda Somaliland ee uu horkacayey wasiirka wasarada Arimaha gudaha ee JSL MD Cali maxamed warancadde ee maalintii shalay u gurmaday dhibaatadii ka dhex dhacday beelo reer guuraa ah oo degan Gobolka sool ayaa magaalada Yagoori ee Gobolkaasi kulan balaadhan kula yeeshay Cuqaasha iyo waxgaradka deegaankaasi. Wararka ka imanaya deegaankaasi waxa…
