War Murtiyeed:Hiil Dastuur iyo Dimuqraadiyad – HDD

    Muqdisho Nov 19,2013.Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku shiray 50 xildhibaan oo ka kala socda 5 ta beelood ee Soomaaliya.  Waxay xildhibaanadu shirkoodaan ku sifeyeen mid ay ugu hilinayaan dastuurka qaranka iyo nidaamka dimuqraadigaa ee dalku hiigsanayo. Waxayna cadeeyeen inay ka dhiidhiyeen marin-habowga siyaasadeed ee dalka la galinayo, dastuurka lagu tumanayo iyo musuq-maasuqa loo adeegsanayo golaha…

    Read More

      Al Shabaab oo Weerar ku Qaaday Saldhiga Booliska ee Magaalada Beledweyn

      Beledweyn 19.Nov 2013 (SDN)-Wararka ka imaanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyo hubaysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay saaka weerar ku qaadday saldhig boolis oo ku yaalla magaalada, sida uu  xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka, Cabdi Faarax Laqanyo. Dableyda ayaa gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ku qarxisay albaabka dhismaha saldhigga ka hor…

      Read More

        “Dood Qaran ma jiro Sharci u diidaya Xisbiyada Mucaaradka ah, Siyaasiyiinta waddaana waa kuwii wadankan tacabka badan ku lahaa” Wasiir ku Xigeenkii Hore ee Ganacsiga

        Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN)- Wasiir ku Xigeenkii Wasaarada Ganacsiga ee Xukuumadii Daahir Rayaale Kaahin Mudane C.xaliim Maxamed Muuse ayaa difaacay Dooda Talo Qaran ee ay Xisbiyada Mucaaridku ku baaqeen isla markaana sheegay in Sharciga dalku u ogol yahay . Mudane C.xaliim Maxamed Muuse waxa uu Sidaa ku Sheegay Warsaxaafadeed uu soo saaray kaas oo u…

        Read More

          Shirgudoonka Golaha Wakiilada oo iska Hor Yimid iyo Qoraalo is Khilaafsan oo ka soo baxay

          Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN)- labada Guddoomiye ku-xigeen ee Golaha Wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo Cali Yuusuf ayaa soo saaray Amar ay ku joojinayaan go’aankii Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland ku kala diray guddiyadii Golahaasi iyo Is-doorashadii ay sameeyeen guddiyadii cusbaa ee uu magacaabay. Qoraal ay saaka labada Guddoomiye ku-xigeen ku soo dhajiyeen boodhka Ogeysiisyadda ee…

          Read More

            Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo furay Mashruuc lagu fidinayo biyaha Caasimada

            Hargaysa 19.Nov 2013 (SDN)- Madaxweyne ku xigeenka somaliland Md. C/raxmaan C/llaahi ismaaciilSaylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Mashruuc Balaadhan oo biyaha lagu gaadhsiinayo degaanada isha cobosha iyo sheekh cumar ee magaalada Hargaysa. Munaasabad balaadhan oo loosameeyay  furitaanka mashruucan ayaa waxa ka soo qaybgalay wasiiradasaaradaha Biyaha Xuseen Axmed Cabdulle , wasiirka wasaarada qorshaynta Qaranka Dr. Sacad…

            Read More

              Qaramada Midoobay Oo Xukuumadda Soomaaliya Ka Sugaysa Jawaabta Qaraar Muhiim ah

              Muqdisho:19-Nov-2013(SDN)-Iyadoo Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay uu Baaq u soo diray Dawladda Somaliya,kaas oo la xidhiidha ansixinta Sharciga mamnuucidda Budhcad-badeedda, ayey ku soo Beegantay xilli ay madaxa iskula jiraan madaxda u sarreeya ee Dawladdu. Sidoo kale waxaa loogu baaqay wadamada bariga africa inay howlgalka ka dhanka budhcad badeed ay ka sameeyaan biyaha iyo barriga si loo…

              Read More

                Basaasiin Ajaanib ah Oo Lagu Qabtay Deegaanno ka Tirsan Puntland iyo Masuuliyiin ka Hadashay.

                Garoowe:19-Nov-2013 (SDN)-Maamul-goboleedka Somaliyeed Puntland ayaa maalintii Isniintii  shalay  Saxaafadda u soo bandhigay  rag ajaaniib ah oo lagu eedeeyay in falal basaasnimo ah ka wadeen deegannada Puntland. Wasiirka Amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay in ciidamada ammaanka Maamulka Puntland ay gacanta ku soo dhiggeen laba nin oo u…

                Read More

                  Ciidanka Ammaanka Somaliland Oo 2-Qof U xidhay Sarkaal Meydkiisa Laga Hellay Huteel Ku Yaal Magaalada Hargeysa

                  Hargeysa:19-Nov-2013(SDN)-Waxa Maalintii shalay Huteel Ku Yaalla Magaaalada Caasimadda u ah Somaliland ee Hargeysa laga Helay Meydka Sarkaalkii ugu sarreeeyey Guddidda Doorashooyinka ee Degmada Ceerigaabo Maxamuud Cali Yuusuf (Shefay). Sarkaalkan ayaa la sheegay inuu ilaa maalintii Axaddii ku jiray qolka oo uu ka soo bixi waayay, dabadeed  shalay oo isniin ahayd la jabiyay qolka uu degenaa,…

                  Read More

                    “Xabbaddaa La Isku Fiiqayaa Xumay Wadataa, Xaashi Muuse-na Nin Xume U Dhashay ma Aha…..” xaaji cabdiwaraabe

                    Hargeysa:19-Nov-2013(SDN)-Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cadbi-waraabe) oo ka tirsan Golaha Guurtida somaliland, ayaa ka hadlay Culayska Siyaasadeed ee ay soo kordhiyeen Kooxda Madasha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka iyo waliba Falalka Toogashada ah ee dhawaan Somaliland ku soo biiray. Xaaji Cabdi-waraabe oo shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa sidoo kale ka Hadlay dabeecad ahaan…

                    Read More

                      Xoghayaha Arimaha gudaha ee xisbiga Ucid Cabdi Maxmuud Salebaan Mingiste oo u ambaxay dalkii hooyo Somaliland

                      London  19Nov13 (SDN) Xoghayaha  arimaha gudaha ee xisbiga ucid Mudane Cabdi Maxmuud Mingiste oo caawa u warameyey qurbejoog isaga oo ku  sugan Madaarka Hertow  xoghayaha ayaa ka waramay inuu ku faraxsan yahay inuu u anbabaxo wadanka gudahiisa oo hawl adigi taalo kana qayb gali dono dhismaha xisbiga ee gobolada  . xoghayaha ayaa waxa u shegay…

                      Read More

                        Dawlada Hoose ee Magaalada Burco oo Ku Hawlan Qorshe lagu hagaajinayo Goobaha Biyo Fashiisinka ah

                        Burco 18.Nov 2013 (SDN)- Maamulka degmada Burco ee gobolka Togdheer ayaa maanta billaabay dayactirka iyo nadiifinta waddooyin ay biyo fariisteen, kaddib roob maalmihii la soo dhaafay ka da’ay magaalada. Ku-xigeenka duqa magaalada Burco Muxumed Xasan ayaa sheegay in maamulkiisu uu billaabay nadiifinta waddooyinka, si loo ilaaliyo bilicda magaalada, isla markaana looga hortago cudurro ka dhasha…

                        Read More

                          Dhacdo Naxdin leh Aabe Lix Caruur ah oo uu dhalay ku waayay Duufaanadii Puntland ku dhuftay {DHAGAYSO}

                          Nugaal 18.Nov 2013 (SDN)- Axmed Xasan Ismaaciil oo  ka mid ah dadka ay saameysay duufaantii ku dhufatay deegaanno ka tirsan Puntland oo saxaafadda kula hadlay gobolka Nugaal ayaa sheegay in uu musiibadaasi ku waayay lix carruur ah iyo hooyadood. Waxa uu sheegay in uu ka maqnaa xilligaasi ay roobabka da’ayeen hoygiisa, isla markaana uu xayn ari…

                          Read More

                            Tacsi iyo Taariikh sixid: Maayarkii Hargeysa ee 1967 Ilaa 1968-kii, W/Q: Ibraahim Cali Cuucuule

                            Waxa  ku geeriyooday magaalada Hargaysa 8-11-13 Allah ha u naxariistee marxuun Axmed Ibraahin Guunje oo magaalada Hargaysa ka ahaan jiray mayor sanadkii 1968kii isaga oo ahaa maayirkii Afaraad ee la soo doorto,waxaanu ahaa maayirkii ugu horeeyay ee si xor ah la soo doortay Ismaaciil Cubuli oo sanadkii 1960kii ilaa  1962kii xilka hayay. Waxa ku xigay ee…

                            Read More

                              Wasiiro Raashin iyo Lacag gaadhsiiyay dadkii ku tabaaloobay roobabkii ka da’ay deegaanka Gobolka Saaxil {DAAWO}

                              Bula Xaar 18.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo uu Weheliyo Wasiirka Wasaarada Dibu dejinta Somaliland ayaa deegaamo ka Tirsan Gobolka Saaxil ee Khasaaruhu ka soo gaadhay roobabkii dhawaan ka da’ay Jiidaas waxay gaadhsiiyeen raashin iyo Lacag . Wasiiradan ayaa Sheegay in Xaalada ay roobabkani Sababeen ay Khatar gelisay Nolosha dadka iyo duunyada iyagoo…

                              Read More

                                Wasiirka Kalluumaysiga iyo Wefti uu Hogaaminayo oo ku Sugan Deegaanka Xiis ee Gobolka Sanaag

                                Xiis 18.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada Mudane Cali Jaamac Faarax,agaasimaha Guud ee Wasaarada Kalluumaysiga Maxamed Cilmi Aadan,Xubno ka Tirsan Agaasime waaxeedyo kale ayaa kormeer hawleed waxay ku marayaan Deegaamada Xeebaha bari ee Gobolada Saaxil iyo Sanaag. Weftiga Wasiirka Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka badu hogaaminayo waxay Lugta safarkooda ku sii mareen deegaamada Ceel…

                                Read More

                                  “Halkii sano ee dowladda shaqeyneysay ee aad looga hanweynaa in maanta dib u dhac ku yimaada waa wax aad ayaan daro u ah” Madaxweynihii Hore Somalia C.qaasim Salaad {DHAGAYSO}

                                  Muqdisho 18.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. C/qaasim Salaad Xasan ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay khilaafka todobaad ka hor soo if baxay ee u dhaxeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon. Wareysi uu siiyay Dr. C/qaasim mid ka mid ah idaacadaha Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in…

                                  Read More

                                    Garowe: Qaadhaan lacageed oo Maanta la Gaadhsiiyay Gudida Culimada ee Gurmadka Masiibadii deegaamo ka tirsan Punt land ku dhacday

                                    Garowe 18.Nov 2013 (SDN)- Guddiga Culimadda ee xubnaha ka ah guddiga Puntland gurmadka deg dega u magacawday ayaa maanta  magaalada Garowe soo bandhigay dhaqaale gaaraya 25 Kun oo Doolar kaasi ay shegeen in jaaliyadaha dibadda ay soo direen. Lacagtan ayaa laga soo diray Dalalka Maraykanka iyo magaalada Aarhus ee Denmark oo ay ku nool yihiin…

                                    Read More

                                      “Aad ayaan uga xumahay dagaalka ka dhacayay No. 50 labadii maalmood ee u dambeysay” Ra’isal Wasaare Saacid

                                      Muqdisho 18.Nov 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka KM-50 ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhaxeeyo labo maleeshiyo beeleed oo ka wada tirsan ciidanka xoogga dalka. War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon ayaa…

                                      Read More