Hogaanka Baarlamaka Somalia oo Safaro u ambo baxay Wakhti baaxadega Siyaasadu uu Meel adag marayo
Muqdisho 17.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee Baarlamaanka Mudane Jeylaani Nuur Iikar iyo wafdi Xildhibaanno ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta iyana waxa ay u ambabaxeen magaalada Addis Ababa ee caasimada Dalke Ethiopia halkaasi oo ay uga qeybgali doonaan shirka Baarlamaannada urur Goboleedka IGAD, waxaana garoonka ku sii sagootiyay mudanayaal ka tirsan baarlamaanka…
