DAAWO:Denbiileyaal Rag iyo Dumar isugu jira oo lagu soo oogay dhac hore loogu geystay Suuqa Dahabka iyo Xawaalada Kaah ee Boosaaso

    Bosaaso Oct 30,2013(SDN)-Maxkamada ciidamada Puntaland ayaa eedeysaneyaal dhawr ah oo geysatay laba dhac oo ay u kala geysteen suuqa Dahabka iyo Xawaalada Kaah oo dad ku dhinteen. Weerarada oo ay kala geysteen burcad rag iyo dumar isugu jira ayay maxkamada ciidamada Puntland ku kala xukuntay dil iyo xabsi. Danbiileyaashan oo ay ku jirtay haweeney uur…

    Read More

      Ra’iisul Wasaaraha oo dawladda iyo shacabka Turkiga ugu hambalyeeyey maalinta xorriyadda dalkooda

      Muqdisho, October 30, 2013—–Iyadoo maanta ay ku beegantahay maalinta xorrnimada dalka Turkiga, ayaa waxaa hambalyo ku aadan maalintan u diray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”. Isaga oo ugu hambalyeeyey munaasabadda 90 sano guurada ka soo wareegtay xornima dalkooda. “Waxaan hambalyo kal iyo laab ah halkan uga dirayaa dawladda, shacabka…

      Read More

        Wiil dhalinyaro oo ku sugan caasimada Somalia oo jacayl uu u qabo fanaanada Farxiya Fiska darteed u jiifa Daawo

        London 30Oct139sdn0 Wiil dhalinyaro oo ku sugan caasimada Somalia ayaa jacayl dartii u qaba fanaanada Farxiya Fiska wiilkan oo ka soo dubay cajalad maqala ayaa waxay qurbejoog.com ka waydisay fananada oo ku sugnayd xaflad loo qabto soomalida oo somaliweek oo habeenkii u danbaysay ay marti ku ahayd ayaa fanaanadu ka gaabsatay bal nala daawada wiilkan…

        Read More

          Dawlada Federaalka Somalia oo Ka Hadashay Weerarkii lagu Khaarajiyay Sarkaal Sare oo ka Tirsanaa Kooxda Alshabaab

          Muqdisho 29.October 2013 (SDN)- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo amniga ee xukuumadda Soomaaliya ayaa ka hadashay duqeyn shalay gelinkii dambe ka dhacday meel u dhow tuulada Dhaay Tubaako, oo hoos tagta degmada Jilib ee gobalka Jubbada Dhexe. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, C/Kariin Xuseen Guuleed, oo u warramay warbaahinta dowladda, ayaa sheegay in dowladdu ay…

          Read More

            29 October Maalin Shacbiga Somaliland ugu Suntan arbacadii Madoobay Iyo Qaraxyadii Hargaysa {DHAGAYSO}

            Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Waxaa laga Joogaa Shan Sanno oo Buuxa markii Maantoo kale oo Taariikhdu tahay 29.October in Caasimada Somaliland ee Hargaysa ay ka dhaceen Sadex Qarax oo argagixiso isla markaana lala beegsaday Xarumo Muhiim ah oo kala ah Qasriga Madaxtooyada,Xafiiska Itoobiya ay ku leedahay Hargaysa iyo Xarunta Hay’ada Qaramada Midoobay ee UNDP. Sadexdaas…

            Read More

              Dabaal Dega 99 Guurada Aasaaska Wadanka Turkiga,Madaxweynaha Somalia oo ka qayb galay, Daawasho Wacan

              Ankara 29.October 2013 (SDN)- Waxaa dalka Turkiga Si weyn uga Socda dabaal deg la Xidhiidha Markii la aasaasay wadanka Turkiga oo Sagaal iyo Sagaashan Guuradiisa si Mug leh uga socda Magaalooyiinka kala duwan  ee dalkaas. Geesta kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi uu hoggaaminaya ayaa si heer sare ah loogu…

              Read More

                “Xeerka ay Xukuumadu wadato waa Mid ka Hor imanaya Shuruuda iyo Xoriyatul Qawlka dalka” Xisbiga Waddani oo Meel adag iska Taagay Xeer lagu cabudhinayo Saxaafada {DHAGAYSO}

                Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Cod dheer kaga digay talaabo ay Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku cabudhinayso Saxaafada Xorta oo Taariikh ku leh dhismaha dalka iyo Taabo galinta Nidaamka Curdinka ah ee Somaliland ku talaabsatay . Cabdi rashiid Riyo Raac oo ah Xoghayaha Qorshaynta ee Xisbiga Waddani ayaa Sheegay in…

                Read More

                  Weftigii Wasiirka Arrimaha Dibada oo La Kulmay Dhigiisa Masar una Kicitimay Wadanka Ingiriiska

                  Qaahira 29.October 2013 (SDN)- Weftigii uu hogaaminayay Wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yuunis ayaa la kulmay Wasirka arrimaha dibedda Dalka Masar Mr Nabiil Fahmi. Kulanka labada wasiir oo ka dhacay xarunta wasaaradda arrimaha dibedda maser wuxuu qaatay muddo saacad ah halkaasi oo lagu lafo guray xidhiihdka taariikhiga ah ee labada dal wadaagaan…

                  Read More

                    Shacabka Degmada Garadag Oo Qaadhaan Xad-dhaaf ah Ugu Baaqay Waddada Ceerigaabo-Burco

                    Garadag:29-Oct-2013(SDN)-Waxa Magaalada Garadag ayaamahanba ka socday Shir Ballaadhan oo lagaga arrinsanayey Sidii qaadhaan meel  mar ah loogu ururin lahaa Waddada Ceerigaabo iyo Burco isku xidha. Suldaan Carab Cabdi Cali  oo ka mid waxgaradka Deegaankaas, ayaa Sheegay in Shirkan lagu go’aamiyay Kun Neef oo Xoolo ah iyo lacag dhan boqol kun oo dollarka Maraykanka ah kaas…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo furay Kulan lagaga arrinsanayo Deeqaha ay Somaliland Hay’adaha Caalamiga ahi

                      Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha j s l Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa maanta magaalada Hargaysa ka furay kulan xukuumada somaliland iyo Hay’adaha caalamiga ah ee dalka ka hawlgalaa kaga arinsanayaan  deeqaha somalialnd ka hesho  beesha caalamka iyo qorshaynta deeqaha maaliyadeed ee sanadka soo socda ee 2014ka.. Kulankan oo ay kasoo qeyb galeen hayadaha…

                      Read More

                        Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska oo u Kuurgalid ku Sameeyay Hawl Socodka Bilicda Caasimada

                        Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda arimaha gudaha Muadane Cali Mamxamed  Warancadde oo uu wehelinayo taliyaha ciidanka Booliiska J S L Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa  kormeer kusoo maray  sida ay u socoto hawsha kor loogu qaadayo bilicda Caasimada Hargaysa oo ay wado dawlada hoose ee Hargaysa. Hawsha kor u qaadista bilicda Caasimada Hargaysa…

                        Read More

                          Madaxweynaha Punt land C.raxmaan Faroole oo Tababar u Xidhay Ciidamada Asluubta ee Punt land

                          Garowe 29.October 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta tababar mudo saddex asbuuc u socday qaar ka mid ah ciidanka Asluubta ugu soo xiray xarunta cusub ee taliska asluubta duleedka magaalada Garowe. Askartaan ayaa waxaa la barayay casharo kala duwan oo ku aadan qaabka loola dhaqmo maxaabiista ,sida loo qabto qofka…

                          Read More

                            Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland oo Maanta ka Hadlay Hawlgalka Tiro koobka ee Khilaafku ka dhashay

                            Hargaysa 29.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Dr Sacad Cali Shire ayaa shir jaraa id oo ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga waramay  muhiimada uu tirakoobka u leeyahay bulshada Somaliland isagoo faah faahin ka bixiyay baahida loo qabo in la ogaado tirada rasmiga ah ee bulshadeenu ay ka koobantahay. Wasiirka wasaaradda qorshaynta qaranka Dr…

                            Read More

                              Difaacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo Canbaareeyay Dilkii Waxashnimada ahaa ee Weriye Timcade

                              Nairobi 29.October 2013 (SDN)- Hay’adda difaacayaasha xuquuqda aadanaha ee Bariga Afrika ayaa ka hadashay dilkii dhowaan Muqdisho loogu geystay weriye Maxamed Maxamuud Tima-cadde. Madaxa Hay’adda Dr. Xasan Shire Sheekh ayaa sheegay inay ka xun yihiin dilka weriye Tima-cadda, isaga oo tacsi u diray ehelada, asxaabta iyo nahda suxufiyiinta ee u ka tagay marxuumka. Waxa uu nasiib…

                              Read More

                                Maraykanka oo Xaqiijiyay inay Khaarajiyeen Ninkii ka Danbeeyay Qaraxyadii Hargaysa ee 2008

                                Washington 29.October 2013 (SDN)- Wargeyska Washington Post ayaa sheegay in saraakiil ka tirsan Pentagonka Maraykanka ay u xaqiijiyeen in weerarkii shalay ka dhacay degmada Jilib ay iyagu ka dambeeyeen, kuna dileen saraakiil sare oo ka tirsanaa Al-shabaab. Saraakiisha Maraykanka ayaa intaa ku daray in gantaal laga riday dayuuradaha aan duuliyaha laheyn ee Droneska lagu dhuftay…

                                Read More

                                  Musharaxa Madaxtinimada Puntland Xaaji Yaasiin oo ka digay cawaaqib xumo ka dhalatay magaalada Taleex

                                  Nairobi Oct 29,2013(SDN)-Musharaxa tartanka madaxtooyada Puntland Xaaji Yaasiin ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Nairobi ayaa waxa uu uga hadlay shirka Taleex uga socda kooxda Khaatumo iyo ciidamada Puntland ee halkaa gaaray. Musharuxu waxa uu sheegay in ciidamada uu wato madaxwene ku-xigeenka Puntland Gen Cabdisamad Cali Shire ee dul tagay Taleex ay hurinayaan…

                                  Read More

                                    Marwo Faysa Maxamed Oo Si Kulul U Cambaaraysay Xadhigga Xukuumaddu U Geysatay Marwo Luul Xasan Mataan

                                    Hargeysa:29-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Marwo Faysa Maxamed Muxumed, ayaa Si Kulul u dhaliishay Hannaanka ay xukuumadda Kulmiye Xabsiga ku dhigtay Madaxii Xarunta Derbijiifka Degmada Maxamed Mooge Marwo Luul Xasan Mataan. Marwo Faysa Oo Maalintii shalay U warramaysay Qaar ka mid ah warbaahinta Dalka, ayaa tallaabo foolxumo ah ku sifaysay   Xadhigga…

                                    Read More