Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamed Oo Habeenkii Xalay U Duulay Waddanka Turkiga
Muqdisho:29-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Fiidkii Hore ee Xalay ka ambabaxay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde,isagoo ku sii jeeda dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casuumaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Turkiga mudane C/lla Guul, waxana la filayaa in halkaas ay ku yeeshaan wadahadallo dhinacyo badan taabanaya. Labada madaxweyne…
