Guddoomiyaha ururka Wada-jir:Furida Axsaabta waa waxqabadka keliya ee xukuumada ilaa iminka,UDUBna waxa uu noqdey xusbi dhacay oo isagu is-ridey(DHEGEYSO)
Ottawa Dec 05,2011(qurbejoog.com)Wasiirkii hore ee Beeraha Somaliland ahna Guddoomiyaha ururka siyaasiga ah ee Wada-jir Md Aadan axmed Cilmi Dhoolayare ayaa wareysi uu siiyay bartan Internetka ee Somalildiasporanews.com/qurbejoog.com ayuu uga waramay arrimo door ah. Md Aadan Dhoolayare ayaa ka warbixinaya Ururka Wada-jir iyo fikirkii uu ku yimi. Sidoo kale waxuu ka waramay sidii xilka looga tuuray…
