DHAGEYSO: Abaanduulaha iyo Taliyaha Ciidanka Xooga dalka oo ka hadlaya booqasho maanta wasiirka Amniga uu ku tagay deegaano hoostaga gobolka Sh/hoose

    Afgooye Dec 25 2012 (SDN)- Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Amniga Qaranka islamar ahaantaana ah sii haya Wasiirka gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa booqday maanta deegaanka Saqiiro oo ka mid aha meelihii Shabaabku ay weerarada ka soo qaadijireen. halkaasi waxaa ka hadlay qaar kamid ah mas’uuliyiintii socdaalka ku wehlisay wasiirka. Hakan Ka Dhageyso Abaanduulaha iyo…

    Read More

      DHAGEYSO: Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga gobolka Sh/hoose oo faah faahin ka bixinaya qarx ka dhacay gobolkaasi

      Marko Dec 19 2012 (SDN)– Guddoomiye Kuxigeenka dhinaca Ammniga Maamulka gobolka Sh/hoose Cabdulaahi Muuse Abuukar ayaa waxa uu ka warbixiyay qarax maanta lala eegtay gaadiid uu la socday Guddoomiye Kuxigeenka dhanka Maaliyada gobolkaasi Halkan Ka Dhageyso Guddoomiye Kuxigeenka Gobolka Sh hoose ee dhinaca Ammaanka oo warbixnaa Xarax ka dhacay gobolkaasi

      Read More

        Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Nairobi ku geeriyooday iyo Xukuumada KMG ah oo Aas Qaran u Sameyneysa

        Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun Geeridu waa xaq Waxaa shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya Gudoomiyihii hore ee baarlaamanka Soomaaliya marxum Sheekh  Mukhtaar Maxamed Xuseen oo ahaa ruug cadaa siyaasi soomaliyeed. Waxaa manata shir deg deg ah isugu yeeray golaha wasiirada Ku xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise oo…

        Read More

          Prof Xuseen Warsame oo nooga waramay Shirkii wadatashiga Soomaalida ee Garoowe lagu qabtay

          Ottawa Dec 26,2011(qurbejoog.com)-Waxa dhawaan lagu so gebagebeeyay magaalada Garoowe ee Puntland shirkii wada tashiga Soomaalida qeybtiisii labaad. Hadaba si aanu xog dheeri ah uga helo oo aanu ugu kuur galo qodobada halkaa la iskula qaatay waxaanu la xidhiidhnay Prof Xuseen Warsame oo culuunta dhaqaalaha ka dhiga Jaamcada Calgery ee dalka Canada. Prof Xuseen ayuunu sidoo…

          Read More

            Shukri Xaaji Baandare oo ka waramaysa marxaladihii ay guddida doorashooyinka Somaliland soo mareen iyo xaaladaha haatan taagan ee ku xeedhan ururada la furay(DHEGEYSO PRT2)

            New York Dec 24,2011(qurbejoog.com)- Shukri Xaaji Baandare oo dhawaan abaalmarin lagu guddoonsiiyay dalka Mareykanka ayaa waxqabadka ay ay arrintan ku muteysatay waxa ka mid ahaa sida hufan ee ay uga soo dhalaashay hawshii taarikhiga aheyd ee ay guddidii u horeysay ee doorashooyinka Somaliland soo qabteen. Shukri  oo ay abaal marintan u garatay heyada caalemiga ah…

            Read More

              Shukri Xaaji Baandare oo nooga warantay abaal marin dhawaan Mareykanka lagu gudoonsiiyay(DHEGEYSO PRT1)

              New York Dec 23,2011(qurbejoog.com)- Guddoomiyaha ururka Candlelight marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa dhawaan Maraykanka lagu guddoonsiiyay abaalmarin ay ku muteysatay hawlo baaxad leh oo ay ka qabatay Candle light iyo hanaanka doorashooyinka Somaliland. Shukri Xaaji Baandare oo khadka Telefoonka ugu warantay shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, waxay faahfaahin ka bixisay waxqabadka ay ku muteysatay Abaalmarintaas. Wareysiga oo…

              Read More

                Guddomiyaha ururka Wadajir Md Aadan Dhoolayare oo hambalyeeyay Xukuumada Somaliand,baaqna u diray beelaha oodwadaaga ah ee ku dagaalamay Ceelberdaale(DHEGEYSO)

                Ottawa Dec 07,2011(qurbejoog.com)-Wasiirkii hore ee wasaarada Beeraha Somaliland isla markaana ah Guddoomiyaha Ururka siyaasiga ah ee Wadajir Md Aadan Axmed Cilmi Dhoolayere ayaa wareysi uu siiyay Bartan Internetka ee Somalidiasporanews waxa uu uga waramay shaqaada dib uga soo cusboonaatay aaga Ceel berdaale. Guddoomiyuhu waxa uu xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku amaanay tilaabada xilkasnimada iyo geesinamada…

                Read More