Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Weji Cusub Yeeshay iyo Is Maan-dhaaf Soo Kala Dhex-galay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud
‘’Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo U Muuqda in Uu Ka Fallaagoobay Beeshiisa’’Hargeysa,27Dec,2015(QJ/SDN)-Sida cad waxa soo if baxay khilaaf hor leh oo u dhexeeya guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng.Faysal Cali Waraabe iyo Suldaanka Guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, khilaafkan oo ku lug leh isla khilaafka xisbiga UCID gudihiisa ka jira, kaas…
