Burco 21. March 2017 (SDN/QJ):- Taliyaha Bilayska Gobolka togdheer ayaa ka warbixiyey Laba Nin Oo isticmaalay Waxyaabo Maandooriyeyaal ah oo La isku dar daray, taasi oo sababtay in hal nin u U Dhintay halka Nin oo kalena u dhawac khatar ah ugu yaalo Cisbitalka weyn ee Magalada Burco.
qurbejoog
