Addis Ababa 01. September 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Dalka Itoobiya ayaa Cadeeyay in Dawlada Somalia ku soo Wareejisay Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka tirsan Saraakiisha Ururka ONLF Waxaanu telefishanku sheegay in Sarkaalkani Sadexdii sano ee u danbeeyay uu ku sugnaa Gudaha Somalia.
https://www.youtube.com/watch?v=fwGsQToQX7U
