Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Kor u qaaddida aqoonta iyo waayo-aragnimo wadaagu waa muftaaxa shaqo tolmoon oo tayo le, si taas loo helana Waxay hay’ada Shaqaaluhu Tababar u qabatay Madax-waaxeedyada Maamulka Shaqaalaha ee Wasaaradaha Dawlada, Kaas oo lagaga hadlayay in darajaynta iyo dalacsiinta shaqaaluhu noqoto mid dedaalku sal u yahay isla markaana xaajo kale lagu xulan.
https://www.youtube.com/watch?v=Jm69Xoms9_k&feature=share
Ujeedada uu Daaranaa Kulan Hay’ada Shaqaalaha Dawladu u qabatay Maamulada Shaqaalaha ee Wasaaradaha Dawlada DAAWO
