Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamed Xaashi Cabdi & Wefti uu hogaaminayo ayaa galabta u Kicitimay Waddanka Kuwait oo ay ku tageen Booqasho la Xidhiidha Sidii ay Dalkaasi Iyo Ururada Caalamiga ah ee Caawimooyinka ugu Bandhigi lahaayeen Baaxada abaaraha ka taagan Somaliland.
Ujeeddada Socdaal ay Dalka Kuwait Ugu Kicitimeen Galabta Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland DAAWO
