|

Urur ay ku Midaysan yihiin Telefishanada ka hawl gala Somaliland oo Shaaciyey inay qabanayaan Dood u dhaxaysa Sadexda Murashax Madaxweyne DAAWO

Hargaysa 29. September 2017 (SDN/QJ):- Urur ay ku bahoobeen Telefishanada ka hawl gala Somaliland ayaa daboolka ka qaaday inay qaban qaabinayaan dood ay ku kulansiinayaan sadexda murashax madaxweyne ee Xisbiyada Ucid,Kulmiye iyo Waddani,

https://www.youtube.com/watch?v=wfEVQ8Eg5sA

Comments are closed