Hargaysa 10. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlaha Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland oo uu Weheliyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Kormeer ku Tegay Dugsiga Sare ee 26 June ee Magaaladda Hargaysa.
‘’Waa inaad Aqoon Abuurtaa amase aad Maal Abuurato,Waxaan Hawsha Dugsigan kaga Qayb qaadanayaa Kun Dollar’’ Prof Axmed Ismaaciil Samatar DAAWO
