Waa Sidee Xaalada Caafimaad ee Mujaahid Yuusuf Cabdi Gaboobe oo Xaalad Caafimaad u Jiifa Cisbitaalka Guud? DAAWO

Hargaysa 27. April 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyihii ahaana Mulkiilihii Wargaysyada Haatuf Media Group Yuusuf Cabdi Gaboobe ee Xukuumadu Qufulka Ku Jebisay ayaa Xaalad Caafimaad u yaala Cisbitaalka Guud ee Caasimadda Hargaysa.

https://www.youtube.com/watch?v=jXu60GL72xA