Buuhoodle 20. August 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa ka hadlay Xiisada Colaadeed iyo Dagaalo dad ku dhinteen oo ka dhacay Magaaladda Buuhoodle.
“Rasaasta aad Maqlaysaan ee Sidda Roobka u dhacaysay ee Cadowga Loogu Tallo Galay inagaa isku Ridayna” Prof Cali Khaliif Galaydh
