Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kooxda Xidigaha Geeska ayaa Habeen Hore Barnaamijyo Toos ah Live Program oo Loogu dabaal degayo Munaasibada Ciida Soonfur Waxaa laga Baahiyey Telefishanka Xukuumaddu Maamusho ee SLNTV .
https://www.youtube.com/watch?v=Zu4pcDopy-Y&feature=share
Wacdaraha Kooxda Xidigaha Geeska ee Bandhigyada Habeenada Ciida DAAWO
