Hargaysa 19.October 2016 (SDN/QJ):- Xili Maalinta Beri ah loo asteeyay in la Qabto Doorashada Murashixiinta Xisbiga Waddani u Matalaysa Doorashooyinka Soo Socda ee Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ayaa Maanta Lagu dhawaaqay in Dib loo Riixay.
War Qurbejoog Helay oo Rumoobay Shirkii Lagu Dooran lahaa Murashixiinta Jagooyinka Madaxweyne iyo Ku Xigeen ee Xisbiga Waddani oo Dib loo Dhigay Waa Maxay Sababtu? DAAWO
