Hargaysa 01. January 2018 (SDN/QJ):- Kadib markii maalinkii shalay ay ciidamada Boolisku hawl gallo ay dhalinyarada timaha kaga xiirayaan ka fuliyeen caasimada Hargeysa ayaa warbixin laga diyaariyey rayislayaasha magaalada Hargeysa oo suuq helay.
Warbixin Laga Diyaariyey Rayis-layaasha Magaalada Hargeysa Oo Ay Buux Dhaafiyeen Dhalinyaradii Ciidamada Boolisku Timaha Ka Xiireen DAAWO
