Hargaysa 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo u Waramayay Telefishanka Kalsan Gaar ahaan Barnaamijka War isii ayuu kaga hadlay amuuro badan oo ku saabsan Xaalada Somaliland iyo ta Mandaqada Geeska Africa.
Wareysi Dhamaystiran iyo Xogwaran Dhinacyo Badan Leh oo uu Bixiyey Siyaasi Ismaaciil Hure Buuba DAAWO
