Hargaysa 10. April 2017 (SDN/QJ):-Wariyaha Samafalaha ah ee Cabdi Maalik Muuse Coldoon oo ku jira Xabsi ku yaala magaalada Hargeysa ayaa waxa uu soo alifay Hees kulul kaas oo dareenkiisa ku muujiyay Xadhiga lagula kacay iyo tagistiisii Xamar .
Wariyahaan oo mararka qaar dhanka Abwaanimada ku wanaagsan ayaa erayadii iyo Heestii uu dareenkiisa ku cabiray wuxuu u soo diray ama u soo dhiibay Fanaanka Nimcaan C/raxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) .
https://www.youtube.com/watch?v=sNENkuNfY0Y
