Wasaaradda Shaqo gelinta Somaliland oo Habeenkii Xalay Hawl gal ka Samaysay Dooxa Weyn ee Hargaysa Iyo Darbi Jiif la Xareeyay DAAWO

Hargaysa 31. December 2017 (SDN/QJ):-Hawlgal ay habeenkii xalay ka samaysay Wasaaradda Shaqo-qelinta qaranku dooxa magaaladda Hargaysa ayay ku xaraysay 14 ka mid ah Caruurta darbijiifka ah kuwaas oo lagu daryeelayo xarunta dhaqancelinta ee xaafada Maxamed Mooge.

https://www.youtube.com/watch?v=Kt4Xr92ypJA&feature=youtu.be