Hargaysa 02.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Cumar Sheekh Maxamed Faarax ayaa Furay Kulan lagaga hadlayo Tayaynta iyo Caafimaadinta Xoolaha Somaliland.
Wasaaradda Xoolaha oo Hargaysa Ku qabatay Kulan lagu Tayaynayo Caafimaadinta Xoolaha S.land DAAWO
