Hargeysa,9Oct,2015(QJ/SDN)-Wasiirka warfaafinta somaliland cabdilaahi maxamed daahir cukuse ayaa sheegay in madaxweynaha somaliland uu u taagan yahay inta ay og yihiin murashaxnimada xisbiga Kulmiye dhexdiisa, waxaanu soo jeediyay in aan la reeraynin tartanka xisbiga kulmiye
Wasiir Cukuse Oo Shaaciyay In Madaxweyne Siilaanyo Uu Yahay Murashaxa Xisbiga Kulmiye
