Hargaysa 03. September 2017 (SDN/QJ):-Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Xasan Daahir Dhinbiil ayaa Maanta si rasmi ah isaga Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye Waxaanu Xusay inuu Ku biiri doono Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Waxaanu hadalkan ka sheegay Shir Jaraa’id oo uu Maanta Ku Qabtay Magaaladda Hargaysa.
Wasiir Ku Xigeenkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo Iska Casilay Xubin-nimadii Xisbiga Kulmiye Isla Markaana Ku Biiri Doona Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Dhaliilo uu Hore uga Aamusay oo uu Maanta Soo Faqay DAAWO
