Muqdisho 15. April 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia Mudane Yuusuf Garaad Cumar ayaa La Weydiiyey Su’aal ku Saabsan in Mudaddii uu Maamulaha ka ahaa Idaacada BBC Laanteeda Afka Somaliga inuu Maamuli Kari waayay Toban Qof oo ka Shaqeeya Iyo Xujada maanta hor taala ee Isaga oo ku Guul daraystay Murashax Madaxweyne inuu ka Soo Bixi karo u adeegida danaha Somalia maadaama loo dhiibay Xilka Wasaaradda Arrimaha Dibadda.
https://www.youtube.com/watch?v=rmHiVAhMJA4
