Hargaysa 06.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wareegto uu Soo Saaray Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon ayuu ku Sheegay in aan la Caleemo saari karin Madax dhaqameed Cusub.
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Wareegto Adag Ka Soo Saaray Caleemo saarka Madaxdhaqmeedka Cusub DAAWO
