Hargaysa 04. March 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Sheegay in Shacabka Somaliland Xaq u Leeyahay in Wixii ay Diidan Yihiin ay u Maraan Dariiqada Sharciga ah Isagoo ka Hadlay Sida uu u arko Mudaharaadkii Ka Dhacay London ee Lagaga Soo Hor Jeeday Saldhiga Mileteri ee Imaaraadka laga Siinayo Magaaladda Berbera.
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo Ka Dareen Celiyey Mudaharaadkii London,Mar Kalena Ku Celiyey in Heshiiskii Baarlamanku Ansixiyeen uu ahaa oo Keliya Codsi & Waxa uga Meel Yaala Hadii Xilka Laga Qaado!!! DAAWO
