Hargaysa 13.October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir “Faratoon’’ ayaa ka hadlay Sida ay Wasaarad ahaan isugu diyaariyeen amniga Doorashada oo ah Xil saaran Wasaaradiisa.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Prof Faratoon oo Iftiimiyey Sida ay Wasaaradiisu u Gudanayso Sugida Nabadgalyada Xiliga Doorashada Somaliland DAAWO
