Laascaanood 27. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon iyo Xubno kale oo ka tirsan Golaha Wasiiradda ayaa si wada jir ah u dhagax dhigay Dhismayaal lagu Kordhinayo Jaamacada Nugaal ee Magaaladda Laascaanood Isla markaana Kharashka Ku baxaya ay bixinayso Xukuumadda Somaliland.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Dhagax Dhigay Dhismayaal lagu soo Kordhinayo Jaamacada Nugaal ee Magaaladda Laascaanood DAAWO
