Berbera 15. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda Somaliland Mudane Axmed Faarax Caddare iyo Xubno ka socday Dalka Ustareliya ayaa Booqasho ku tegay Magaalo Xeebeedka Berbera.
Wasiirka Caddaalada oo Horkacaya Wefti ka Socda Dalka Ustareliya oo Booqday Berbera iyo Ujeedada uu Socdaalkoodu daaran yahay DAAWO
