Istanbul 03. September 2017 (SDN/QJ):-Jaaliyada reer Somaliland ee dalka Turkiga iyo ardayda Somaliland ee wax ka barata dalkaasi ayaa kulan soo dhaweyn ah u sameeyey Wasiirka wasaaradda hawlaha guud,gaadiidka iyo guriyeynta Somaliland Md, Cali Xasan Maxamed (cali mareexaan) oo in muddo ahba safar shaqo ku joogay dalkaasi Turkiga.
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland Cali Mareexaan oo Kulan la qaatay Jaaliyadda iyo Ardayda Somaliland ee Dalka Turkiga DAWO
