|

Wasiirka Kalluumeysiga Somaliland Oo Qiray In Ay Jiraan Maraakiib Si Sharci Darro Ah Uga Kalluumeysta Xeebaha Dalka DAAWO

Hargaysa 30. March 2017 (SDN/QJ):- Cali Jaamac Faarax Buureed Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadda badda Somaliland oo qaybo warfidiyeenada kula hadlayey gudaha magalaada Hargeysa ayaa ka hadlay sababaha dhaliyey in uu kor u kaco qiimaha la siiyo Kalluunku,sidoo kalena waxa uu ka hadlay Maraakiib sifo sharci darro ah uga kalluumaysta xeebaha dalka Somaliland.

Cali Jaamac Faarax Buureed Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadda badda Somaliland ayaa ugu baaqey dadka ay abaaruhu saameeyn in ay u dhawaadaan dhinaca xeebaha ay ka kalluumeystaan.

Comments are closed