Hargaysa 21. September 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Maxamed Ibraahin Aadan Qabyo Tire ayaa Xafiiskiisa Waxa uu Kulan kula qaatay Marwo Aamina Xirsi Mooge oo u dhalatay Somaliland Isla markaana ka mid ah Ganacsatada waaweyn ee Bariga Africa Gaar ahaan dalka Yugandha.
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka oo Kulan la Qaatay Ganacsatada Reer Somaliland ee Aamina Xirsi Mooge DAAWO
