Hargaysa 05, October 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo uu Weheliyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Wershadaha Mudane Yuusuf Cismaan Garas ayaa si wada Jir ah u dhagax dhigay Dhismaha Cusub ee Maktabada Gaandi Library oo laga dhagax dhigay Dhismaha Dugsiga Hoose Dhexe ee Sheekh Bashiir ee Magaalada Hargaysa.
Wasiirka Waxbarashada oo Dhagax Dhigay Dhismaha Maktabada Gaandi Kana Hadlay In La Bedelay Magacii Dugsiga Sheekh Bashiir Hargaysa DAAWO
