|

Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta oo Ka Hadlay Xulashadda Madaxweyne Muuse Biixi ee Golihiisa Wasiiradda,Digniina u Diray Salaadiin Beeshiisa ah DAAWO

Hargaysa 16. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-galinta Md: Cismaan C/laahi Saxardiid (Cadaani) oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaarada ayaa hambalyeeyey xukuumada cusub ee uu soo magacaabay madaxweynuhu Md: Muuse Biixi Cabdi, isla markaana waxa uu shahaado sharafyo gudoonsiiyey qaar ka mid ah waaxyaha wasaarada oo kaalin laxaad leh ka soo qaatay waqtigii ololaha doorashada, iyadoo Radio Hargeysa uu galay kaalinta koowaad ee warbaahinta dalka.

Comments are closed