Hargaysa 19. February 2017 (SDN/QJ):-Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobolada bari ee Somaliland Mudane Cabdi Rashiid Xuseen Cabdile ( Gargaar) ayaa Sheegay in Wada Hadalka u Socda Xukuumadda Somaliland Iyo Khaatumo Guulo weyn laga gaadhay Isla markaana la sii wadi doono wada xaajoodkaas ilaa ay ka Midho dhalaan.
Wasiirul Dawlaha Nabadaynta Gobolada bari ee Somaliland oo Ka Hadlay Hawlgalo Nabadayn ah oo Xukuumadu Ku Hawlan Tahay DAAWO
